RAAD: Saxaafadda Muuqaalka ah
Hagaha saxaafadda muuqaalka ah, sheeko-tabinta gaaban, waraysiga, dokumentari-samaynta iyo mabaadi’da tafatirka muuqaalka.

Buugga RAAD
RAAD: Saxaafadda Muuqaalka ah
RAAD waa hage dhamaystiran oo ku saabsan saxaafadda muuqaalka ah, sheeko-tabinta gaaban, waraysiga, dokumentari-samaynta iyo mabaadi’da tafatirka muuqaalka. Wuxuu ku hagayaa sida looga gudbo fikradda ilaa muuqaal dhammaystiran.
