MHN Mohamed Harare Network
Akademiyada MHN
Koorso Bilaash ah

Wax ka Baro Saxaafadda Muuqaalka ah

Koorso dhammaystiran oo ku saabsan saxaafadda muuqaalka ah: laga bilaabo eraybixinta iyo qisada, ilaa duubista kaamirada, hal-abuurka iyo hubinta xaqiiqada. Daawo cashar kasta, kuna dhaqan xirfadda.

Macallin
Maxamed Xaraare
Casharro
17
Luqadda
Af-Soomaali

Cashar 3 / 17 · Aasaaska Saxaafadda Muuqaalka

Qiso

Waa maxay qiso, sideese loo dhisaa sheeko muuqaal ah?

Ka daawo YouTube